TEAM SOMALI ADMINS Telegram Channel

ChanneLkaN Waxaa Loo Furey Asxaabta u baahan in ay Channelskooda Ku Darsadaan TOP SOMALI TELEGRAM channels .
Hadii aad Rabtid In Laguugu Daro Hubi In aad Sharuudahan Buuxisay.✌️

View in Telegram

Recent Posts

Tiradii aan rabnay inaan qaadano ee 8 xubin ahayd waan dhamaystirnay sidaas waxaan ku joojinay Qabashada dadka cusub

Fursad kale hadii ay soo baxdo idinkuso wargalin doona Insha'Allah
𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺

                     🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
❆: @Daarul_hidaya
❆: @Kalimakariim
❆: @Quruxdaislaamka
❆: @Daarulkheyr
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
                📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
❆: @Somalibooks
❆: @Somalilibrary
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
          
               📲  Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ    🖥
❆: @Liibaanpro
❆: @Somali_tech
❆: @Somsoft
❆: @Freepreset13
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
           💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
❆: @Som_Motivation
❆: @Al_xakiim
❆: @Albaanichannel252
❆: @AishaAhmed99
❆: @Xigmadoiyoxaqiiqo
❆: @Dareen2021
❆: @Dareen_side
❆: @daren_jaceyl
❆: @DhamBaal123
❆: @xaqiiqadanolosha
❆: @Maskaxmaal1
❆: @Xikmadosom
❆: @ZamzamSooyaal
❆: @Nololifeysa
❆: @KobciAqoontaada2
❆: @dhaqan_wanaag
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
              👨‍🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑‍🦰
❆: @qalbiyadeena
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
               📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
❆: @Som_Flims
❆: @Musalsalo1
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
             😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ     😂
❆: @Ilaqosal
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
              🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
❆: @Cilmiraadis
❆: @Dhiiragaliye
❆: @Hogaan_Dumar
❆: @Hagaha_Nolosha
❆: @xafso143
❆: @Jiilka_wacyiga1
❆: @Hogaan_bulsho
❆: @Waayahanolosha
❆: @bqgrsh
❆: @Noqoxiddig
❆: @Rajadenna
❆: @QalbiDhaye143
❆: @Hidaayatu_Rabi
❆: @Fajru_Somali
❆: @Ruuxda
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
            🎓 Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ  🎓
❆: @Hasancaashaq
❆: @dareen_dahson
❆: @Farsamada
❆: @baroafkaga
❆: @TilmameCafimad
❆: @DunnidaSuugaanta
❆: @haqabtire1
◎━━━━━━◎━━━━━━◎



                      🔰⌚️🔰
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
                  ❢    Midowga    ༎
 
❢   Telegramerska Soomaalida
               1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
          
              @Somali_Admins↫⎉
    ◎━━━━━━◎━━━━━━◎

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
      ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
            @SomTelegramAds↫⎉
◎━━━━━━◎━━━━━━◎
•━━━ ◍ ⎉🔝⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
TEAM SOMALI ADMINS pinned «​1 Team Somali Admins. Waa madal ay ku midaysan yihiin DhalinYaro somali Telegramers ah, Dhalintan oo gaaraysa illaa 50meeyo Qof waxa ay maamulaan Oo Bulshadooda wax ugu soo gudbiyaan illaa 60 Channels oo kan ugu yari kun qof ku taxan tahay. Hadafka Dhalinta…»
1 Team Somali Admins. Waa madal ay ku midaysan yihiin DhalinYaro somali Telegramers ah, Dhalintan oo gaaraysa illaa 50meeyo Qof waxa ay maamulaan Oo Bulshadooda wax ugu soo gudbiyaan illaa 60 Channels oo kan ugu yari kun qof ku taxan tahay.

Hadafka Dhalinta waa wax ugudbinta iyo u faaidaynta Subscribers kooda, iyagoo isku hawla wakhtigoodana ku bixiya siday Dadkooda Wax ugu Soo gudbin lahaayeen Iyadoo aynu ognahay Telegram inaan wax Faaiido Maadi ah aysan adminadu ka helin.

Tirada Dadka Teamkeena Subscribers ka u ah waxay kor udhaafayaan 300kun (300,000) Oo qof.

Mawduucyada Channels jeena lagu soo gudbiyo waa ay fara badan yihiin waana ay kala duwanyihiin, waxaa kamida:

BUUGAAG PDF AH, KOORSOOYIN BILAASH AH, WACYIGALIN, XIKMADO, TAARIIKH, ARIMAHA DIINTA, MUXAADAROOYIN, SPORTS, DHIIRAGALIN, BARAARUJIN, XOGO TELEGRAM KUSAABSAN, SUUGAAN I.W.M.

Teamkeena waxaa kusoo biiri kara Qof Walba Oo haysta Channel Afsoomaali ku baxa, balse waa in Channelkaa uusan soo gudbin, Wax Diinteena suuban ku lidi ah, ama dhaqanka Soomaaliyeed baalmarsan, ama Bulshada dhib u keeni kara.

Waa in uu yahay Channel lagu soo gudbiyo wax waxtar u leh Bulshada soomaaliyeed, Sidoo kale Channel kaagu waa in uu haystaa Ugu yaraan Kun Ama 5kun oo qof, Hadba tirada ay gudidu Iclaamiyaan in la qaadanayo.
Waa In uu public yahay, 3 bil ka badan uu samaysan yahay, Username kiisu uuna ka Badnaan 16 xaraf. Tusaale @Diinteenna_Macaan

Ugu danbayn waxaa Naga Go'an Inaan Dadkeena inta Karaankeena Ah aqoon teenuna Gaarsiisan Tahay, Wax usoo gudbino.



@Somali_Admins
Gudoomiyaha Madasha. 1 Team Somali Admins.
🔥TOP SOMALI TELEGRAM CHANNELS 🔥

╔══════════════════╗
Waa Channels Telegram Oo ay Ku Mideen Saaxiibo Soomaaliyeed Hadafkooduna Yahay in Ay Saaxiibada Ku Xiran U soo Gudbiyaan Mowduucyo Faaiido Uleh , Sida :-
- Koorsooyin bilaash ah , Buugaag PDF Bilaash ah , Xikmado , Mowduucyo Diini ah iyo Kuwo Maadi ah , Filimaan Musalsalo , iyo Waxyaalo badan oo aan 1 iyo 2 Ku soo Koobi Karin
.

Sidoo Kale Waxaa Jira Dhalinyar Kale oo Khibrad iyo Aqoon Leh Jecel in ay Dadka u Faaiideeyaan Cilmiga Uu Allah Ku Manaystay.
Hadaba Hadii aad Leedahay Telegram Channel Jeceshahayna in aad Kamid NoqoTo TOP SOMALI T.CHANNEL fadlan Hubi in aad Sharuudahan Hoose Buuxisay 👇
═══════════════════════
#1 = In Marka Hore ay Kaa Go'an Tahay In Aad Bulsho Wax Gaarsiiso.

#2 = In Horey Aad Dadaal badan U Soo Sameeysay Si aad Dad Kugu Xiran U heshid Channelkaagana Uu Gaaray 1000 qoF (1k)

#3 = In Channelkaaga Uu yahay Mid Soo Gudbiya Mowduucyo Wax Ku ooL Ah Oo MacquuL ah

#4 = Waxaan Qabanaa Shirar Aan Oga wada HadalNo Arimaha Xasaasiga Ee markaa Channelska Ka Taagaan In Aad Nagala soo Qayb Gasho Shirkaas.

#5 = In Channelkaaga Marka Aad Linkiska Ku Share garayso Mudo 12 saacadood Ah Aadan Wax Post Ah Kada Keenin.

#6 = in Telegram Channelkaagu Uu Samaysan Yahay Ilaa 3bilood.

#7 = In Spam Linkiska Uu Channelkaga Yaali doono ilaa 3 Maalmood



══════════════════════════

NOTE :- Hadii aad Fulisay Xeerarka La Xariir Gudiga iyO Masuuliyiinta Hoos Kaaga Muuqda Adoo Tusinaya In Aad Xeerarka Soo Fulisay Si ay Kuugu Soo Daraan "ALL_ADMIN_GROUP"



═════════════════════════════════
Channel created

View in Telegram

Telegram Channel